Tawfiiq Islamic Online oo Bishaaro Muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed

Waxa loogu bushaaraynayaa dhamaan dad waynaha jecel barashada diinta islaamka in machadka Tawfiiq Islamic Online uu qaadanayo arday cusub oo bilaw dhexdhexaad yar-yar iyo waaweynba leh. Waxaana machadku  fursad gaara siinayaa dadka waaweyn een hore u helin fursad waxbarasho. Maadooyinka maxadku uu bixiyana waxaa ka mida- 1-ardayda bilawga ah. 1)qur,aan. 2)higaad. 3)khad/barashada qoraalka carabida. 4)adkaar/ducooyin. … Continue reading Tawfiiq Islamic Online oo Bishaaro Muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed